Ciidamo ku beel ah xasan sheikh iyo sheikh shariif ayaa dibadda looga saaray madaxtooyada

La Wadaag Asxaabtaada

Wararka laga heelayo mmadaxtooyada villa soomaaliya ayaa sheegaya in ciidmadii koofid guduud ee ilaalin jiry madaxtooyada si xoog ah looga saaray madaxtooyada.
wararka aya intaasi ku daraya in ciidamada Gaashaan ay la wareegeen suggidda amniga.
Ciidamadii laga eryey madaxtooyada ayaa u badnaa beesha abgaal gaar ahaan Jufooyink Agoonyare iyo Waceysle oo ay ka soo jeedeen labadii madaxweyne ee ka horeysay farmaajo.
Ciidamada koofiyad gaduuda ayaa la sheegay in lagu wareejin doono ilaalinta beeraha madaxtooyada iyo wadooyinka soo gala.

Wixii soo kordha kala soco xaqiiqonews

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada