Ciidanka Turkiga Oo Horumar Ka Sameeyey Dagaalka Siiriya

-

Saacadihii ugu dambeeyey Ciidanka Turkiga ayaa qabsaday dhowr aag oo ay ka mid yihiin seddex tuulo oo ka tirsan baadiyaha Xalab.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Dalka Siiriya ayaa wajahaya xaalad kacsanaan ah, ka dib markii Millatariga Turkiga oo garab ka helaya ciidanka loogu yeero “Ciidanka Dimuqaraadiga suuriya’ ay gudaha u galaan goobo muhiim ah oo horay ay gacanta ugu haayeen kooxaha Kurdiyiinta.

Sidoo Kale Aqri Ogow Macluumaadka Diyarado Dagaal Oo Turkiga Lagu Sameeyey100%

Wakaaladda Wararka Siiriya ee loo yaqaan “SANA” ayaa sheegtay in ciidanka siiriya ay galeen Magaalada Manbij, si ay ugu hortagaan ciidanka Turkiga, balse wariye ka tirsan Aljaziira oo sugan goobta ayaa sheegay in wali Ciidanka Siiriya aysan gudaha u galin Manbij, wararka arimahaasi la xariirina ay yihiin “Dacaayaad”.

Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa ku dhawaaqday howlgal loogu magac daraya “Guga Nabadda” kaasi oo lagu soo afjarayaao kooxaha Mareykanka hubeeyo ee loo yaqaan “Kurdiyiinta”.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...