Ciidanka Yukrayn Oo Ku Heesaya Furanta Hore Ee Dagaalka..Maxaa Isbadalay?

-

Dagaalka Yukrayn ee iska caabinta ah kaasi oo ay ku wajahayaan ciidanka Ruushka suurtagal ma noqon laheyn hadii aysan jiri lahayen daroonta turkiga ee Bayrakhtar TB2.


XAQIIQO NEWS- WARARKA DIBADDA

Heesta Bayrakhtaar ayaa noqotay hees waddani ah oo oo dadka reer Ukrayn ay niyadda ku dhistaan dagaalkooda ay kaga soo horjeedaan ciidanka Ruushka.

Heesta ayaa timid ka dib markii daroonta Bayrakhtaar ay noqotay hub wax tar leh oo Yukrayniyiinta ay kaga hortagaan horumarada ciidanka Ruushka.

Yukrayn aya turkiga ka iibsatay dhowr iyo toban ka mid ah diyaaradaha daroonka ee Bayrakhtaar ka hor inta uusan bilaaban dagaalka Yukrayn.

Daroonta Bayrakhtaar ayaa markii ugu horeysay ku soo caan baxday wacdairhii ay ka dhigtay dagaalka Suuriya, sidoo kale Bayrakhtaar ayaa laguu xasuustaa sidii dowladii Liibiya ay uga caawisay jibintii jeneraal Xaftar, waxaa kale oo Bayrkahtaar ka hadalkeedu sii batay ka dib dagaalkii  Nagorno-Karabakh ee u dhaxeeyey Azerbijaan iyo Armeeniya.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...