Cilmi Ahaan..Waa Maxay Waxa Barafka U Eg Ee Lagu Arkay Xeebta Liido?

-

Muuqaalo iyo sawirro laga soo qaaday xeebta Liido subaxnimadii hore ee Axadda ayaa lagu arkayaa waxyaalo xunbo ah oo u muuqda sida barafka.


XAQIIQO NEWS- BARAHA BULSHADA

Dadka baraha bulshada isku dhaafsaday sawirada ayaa dhacdada ku tilmaamay mucjiso, qaarkood kale ayaa sheegay in waxa meesha lagu arkay ay ugu wacantahay waxa ay ugu yeeraan “fasahaadka xeebta ka socda”.

Mucjiso: Xeebta Liido oo saakay baraf ka da'ay

Posted by Husain Haji Hassan on Saturday, 1 January 2022

Xunba badda oo afka qalaad lagu yiraahdo seafoam waxa ay ka sameysmataa marka dabeylo iyo mowjado culus ay sababaan in noolayaasha badda ku nool isku xoqmaan sida mallaayada iyo alagaayada iyo waxyaabaha kale ee wasaqda ah ee badda ku jira kuwaasi oo sameyna xunba is heysata .

Badanaa xunbada badda ee qiyaasta ah ma lahan wax sun ah oo qatar ku ah bani’aadaka, hase yeeshee markii ay sameysmato xunbo badan waxaa dhici kara in deegaanka iyo dadka ay ku reebto saameyn xun waxaana dhici karta in sameyso indho cun cun gaar ahaan dadka qaba neefta.

sawirro laga soo qaaday xeebta Liido maalinta axadda 02/01/2022, kuwaasi oo muujinay xunba u sameysmatay sida buuraha barafka
sawirro laga soo qaaday xeebta Liido maalinta axadda 02/01/2022, kuwaasi oo muujinay xunba badda ka kacday

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...