Ciyaaryahan qeybta difaaca ugu dheelo kooxda chealse oo ka hadlay qaraxiizoobe

La Wadaag Asxaabtaada

Daafaca Chelsea David Luiz ayaa si qiiro leh boggiisa Twitter uga hadlay xasuuqii ka dhacay Muqdisho gaar ahaan Zope.
Qaraxii arxan darida ahaa ee 14 ka bishan ka dhacay Zope ayaa geystay khasaaro baaxad wayn dhimasho, dhaawac iyo bur bur.
qaraxaan oo caalamka oo dhan ka anfariireen ayaa waxa uu daafacaani ka mid noqday dadkii tacsida la wadaagay bulshada soomaaliyeed.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada