Dumar Ka mid ahaa ergadii soo xulay Xildhibnaada ayaa Idaacadda Alshabaab Siiyey Wareysi.
Xaqiiqonews-Wararka Gudaha
Dumarkan oo ka mid ahaa ergadii isku dhiibtay Alshabaab ayaa tiradooda lagu sheegay in ay ahaayeen ilaa lix Dumar ah, oo dhamaan doonto ka soo jeeda Koonfur Galbeed.
Sidoo KAle Aqri: Cod: Agaasimihii Madaxtooyada Oo Isku Dhiibay Alshabaab
Khadiijo Siidow Busto,Iyo Kuusey Eenow Cusmaanow, ayaa ka mid ahaa ergadii si gaar ah u soo dooratay Xil. Saalim Aliyow Ibraahin ayaa Waresyi siiyey Idaacadda Alfurqaaan.