Wargeyska Wall Street Journal ayaa sheegay in la maqlay duuliyhii Diyaaraddii Buburtay ee Itoobiya Oo dhahaya waxa yar ka hor buburka “Wuu istaagay” Wuu istaagtay”
Xaqiiiqonews-Wararka Dibadda
Sida Xaqiiqonews ay soo tarjuntay codkan ayaa la duubay xilli diyaaradda Ay ku duuleysay joog dhan 450 Feet(137 M), isla waqtigaaasi oo diyaaradda afkeeda uu dhulka u soo socday.
Sida uu qoray Well Street Journal Codkan ayaa waxaa duubay Raadiyaha diyaaradda oo ah aaladda ay ku wada xariiraan dadka diyaaradda Saaran iyo dadka dhulka jooga.
Waxaa la aaminsan yahay in badhanka is wadaya ee diyaaradda uu mas’uul ka ahaan musiibada.