Culimada Azhar Maxay Ku Diideen Ciyaarta babbage ?

-

Fatwo cusub oo ka soo baxday Xarunta Fatwada ee Alzhar, ayaa ka digtay ciyaarta babbage Game, ka dib markii ciyaarta lagu soo kordhiyey “sanam loo sajuudaayo”.


Xaqiiqonews-Tiknoolaji

Ka dib markii ciyaarta lagu soo kordhiyey in qofka ciyaaraaya uu u sujuudo sanam una rukuuco si uu u helo dhibco ciyaarta gudaheeda ah, Culimada Azhar ayaa digniin soo saaray.

Bayaan ka soo baxay xarunta ayaa lagu yiri “Waa xaaraan dhammaan ciyaaraha dhiirigelinaya dhaqan xumada ama fikaradaha khaldan ee ka dhanka ah caqiidada iyo shareecada Islaamka, Ciyaartani waaba ka sii dartay markii ay keentay in loo rukuuco ama loo sajuudo qof aan ilaah aheyn”.

Sidoo Kale Aqri..Fatwo..Sheekh Baneeyey In Aad U Galmooto Xaaskaaga Oo Geeriyootay!!

Xarunta ayaa ka dalabtay waalidiinta iyo dadka caruurta xanaaneeya in ay ka warqabaan dhaqdhaqaaqyada caruurta marka ay kaligood yihiin.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...