Culimada Sayniska Mareykanka ayaa sii saadaaliyey iyagoo isticmaalaya cadeymo loo adeegsaday dayax-gacmeeyada oo la isku soo aruuriyey 25-kii sano u danbeysay, waxeyna sheegeen in Cimilada ay isku badali doonto sababa la xariira kor u kaca ku yimid joogga badda.
Waxey kale oo culimada sheegeen in badweynayaasha dunida biyahooda uu ku yimaado kor u kac qiyaas dhan 0.084mm sanad waliba.
Iyagoo arimahaasi ka tixraacaya ayaa culimada waxa ay sheegeen in inta u dhaxeysa 2005-2100, uu kor u kici doono joogga badda qiyaas dhan 65cm.