Culimo Sheegay In Soo Ogaadeen Furuha Looga Fogaado Cimri Dega Dega

-

Baarayaal ka soo jeeda Spain ayaa sheegay in qofka oo kora afar jaranjaro oo isku xigta  si aan kala joogsi laheyn maalin walbo, ay tahay furo uu uga fogaan karo dhimashada waqtiga hore.

Xaqiiqonews.com-Caafimaadka

Baarayaasha ayaa tijaabiyey 13 kun oo qof , waxeyna ogaadeen in dadka dhib ku qabay korista jaranjarada ay halis ugu jireen cudurada wadnaha iyo cudurka kansarka.

Daraasadda ayaa caddeyn  xoog elh ku dartay faa’idooyinka laga helo jimicsiga jirka.

Miisaanka oo hoos loo dhiggo iyo jimicsigaba waxa ay saameyn fiican ku leeyihiin yareynta xubno ololka iyo cadaadiska dhiigga, sidoo kale waxa ay qeyb ka qaataan yareynta halista cudurada wadnaha iyo kansarka.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...

3 Weedh La Dhibsado Oo Ay Tahay In Aad Iska Ilaaliso Marka Aad La Kulmeysa dadka

Waxaa kale oo loogu yeeri karaa "kalmadaha isticmaalka laga badiyey" ama erayo kale hadii aan ku sheegno "nahdii ayaa...