Culimo Soo Ogaatay Sir Ku duugneed Qur,aanka iyo Isra,il oo Wadnaha Farta Ku heysa

-

Alla Sw ayaa sheegay in wax waliba oo dhici doona Mustaqnblaka lagu sii sheegay si hor dhac ah qur,aanka.
Yahuudda ayaa aaminsan in waxyaabaha uu qur,aanka ka sheegeeyo ay yihiin kuwa si dhab ah u dhaca hase ahaatee waxa ay isku dayaan in ay qariyaan Xaqiiqada.
hadaba Suuratu “Israa” ayaa waxaa aayadaha kowaad ay ka sheegeynayaan Qaababka Muslmiinta iyo yahuuda(reer banii Isra,il) ay u kala Guuleysan doonaan isagoo ilaah uu ku cadeeyey arimahaasi oo dhan Qur,aanka.
Dadka intooda badan ma fahansana Macnaha Dhabta ah ee ay xanbaarsanyihiin aayadaha balse culimo Mufakiriin ayaa dhawaan Shaaciyey Siraha laga dheehan karo aayadaha hoose.


Allah Sw waxaa uu aayadda kore ku leeyahay“Waxaan u xukminay reer banii isra,il(yahuudda) kitaabka dhexdiisa in ay fasaadiyaan dunida labo mar oo aan awoodooda sarar marino sara marin aad u weyn”

waxaa laga fahmayaa aayadda in allah Sw uu yahuudda siin doono awood badan labo mar mar waa markii koowaad oo ay yahuudda awoodo laheyd ka hor inta uusan cumar bin khadaab Rc ka xoreyn masjid Al-aqsaa

balse xagee ayey ku danbeysay awooddii koowaad ee yahuudda bal si fiican u dhugo aayadda xigta

“Hadii uu yimaado yaboohii koowaad waxaan idinku soo direynaa Adoomaheena oo Xoog badan leh markaas ayaa dhax dusayaan guryaha waanabalan qaad la sameyndoono”

Markale aqristow waxaan ka fahmeynaa aaayaddani in hadii uu yimaado yabooha koowaad in yahuudda lagu diri doono adoomo xoog leh oo guryahooda ka saaro waana dhacday xiligii saxaabada,taabiciinta iyo Ragii uu ugu danbeeyey Salaaxu-diin al-ayuubi.

laakin balanqaadka ilaah ayaa ahaa in yahuudda labo mar ay awood yeelan doonto sidaa darteed marka uu jabka koowaad soo gaaro yahuuda wey ka soo kabsanayaan markalana yahuudd awood ayey yeelan doonaan bal fiiri aayadda hoose

“ka dib waxaan idin soo celin doona toogtiina(awoodda) waxaanu idinku gargaari doono xoolo(hanti) iyo wiilal waxaana idinku dhigin doono kuwa ugu badan”

Subxaanalaah sidii ilaah sw uu sheegay wey u dhacday waa tan yahuudda markale awood yeelatay oo fasaadineysa aduunyada waana runtii sida uu qur,aanku u sheegay hantida ugu badan yahuudda ayaa iska leh maanta balse aqristow aayadda soo socoto eeg si aad u ogaato mustaqablka sii dhamaanaya ee yahuuda.

“Hadaad wax wanaajisaan nafiitaan ayaad u wanaajiseen hadii aad xumeysaana naftiina lee laakin hadii uu yimaado yabooha danbe si ay wijiyadiina u xumeeyaan(muslimiinta) oo ay markale u galaan masjidka(al-aqsaa) sidii markii koowaad u galeen oo kale oo ay baa bi’yaan saramarkiina baa bi;in

waxaa uu alle SW aayaddani ku caddeynayaa in muslimiinta ay markale yahuudda burburin doonaan waana markii ugu danbeysay ee yahuuda sara marto waxaan ugu danbeyn sida ku cad nasuusta qur,aaniga iyo xaadiithta yahuudda laga tiri doona dunida.

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...