Cumar Ka Dib Cabdi Ayaa Geeriyooday

-

Wax ka yar 60 cisho gudahood, fanka Soomaaliyeed waxaa ka baxay rag culus, xilli mucaashiqiinta Fanka ay la ilmeynayaan geerida Cumar, waxaa soo baxay dhiilada geerida Cabdi.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Waxa ay u aheyd maalin xanuun badan, dhamaan taageerayaasha fanka Soomaaliyeed, gaar ahaan waxa ay geeridaasi taabatay taageerayaasha heesta “La dabaalo caashaqa”, markii bartihii bishii tagtay ee April warbaahinta ay dadka kaga naxsatay “dhimashada Cumar Shooli”.

Warark ayaa sheegay, in Cumar Shooli uu u dhintay xanuunka Sookorta.

Maalmo ka dib, waxaa geeriyooday fanaankii fanaaniinta, Cabdi Tahliil Warsame, oo sariir jiif ahaa 10-kii sano ee ugu dambeysay.K

Xamdi Cabdi Taliil Warsame, ayaa saxaafadda u sheegtay in uu aabaheyd xanuunsanaayey tan iyo xilligii Cabdi Qaasim, hase yeeshee ma aysan sheegin nooca xanuun uu la dhibbanaa fanaanka.

Cabdi Tahliil Warsame Ayaa ku dhashay deegaanka Wardheer ee Soomaali Galbeed, Baladweyne ayuu ku soo barbaaray, waxaana hoygiisa qabriga noqotay Muqdisho Caasimadda Soomaaliya.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...