Daawo..Aadaankii Ugu Horeeyey Ee Masjidka Xaramka ee La Duubay

La Wadaag Asxaabtaada

Dhageyso Aadaankii ugu horeeyey ee laga duubay masjidka Xaramka ee Makka, waxaana waqtigii la duubay laga joogaa 140 sano.

Xaqiiqonews-Muuqaal

Daarta boqor Cabdi Casiis ayaa Tuwiterka ku baahisay aadaankii ugu horeeyey ee masjidka Xaramka ah laga duubo.dhacdadaasi oo hadda laga joogo 140 sano.

Codkani oo lagu keydiyey maktabad ay leedahay jaamacadda ” Leiden,” ee ku taal waddanka Holland, ayaa waxaa duubay mustashriqii lagu magacaabi jiray Christian Snook Hercheronne sanadkii 1302H oo ku beegneyd 1885.



FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada