Warbaahinta Kooxda Mayalga Adag ee Alshabaab ayaa baahisay Filimi si xirfadeysan loo diyaariyey oo ka sheegeynaya qaabkii iyo raggii fuliyey weerarada loo maara waayey ee kooxdu ku beegsato hoteelada Muqdisho.
Xaqiiqonews-Muuqaalo
Filimka oo soconaya hal saac ayaa waxaa ka soo muuqanaya raggii fuliyey qaraxyada iyo qabiiladooda.
Filimka dhexdiisa waxaa la maqli karaa madaxda Alshabaab oo isku raacaya in sharci tahay in la beegsado Hoteelada Mqudisho.
Muuqaalkani waxaa ka soo muuqanaya raggii ka dambeeyey weeraradii Liido, naasahablood1 iyoo 2, Dorbin, SYl , Makka almukaramah, Jaziira iyo Hoteela kale oo caan ah oo Alshabaab ay horay u weerareen.
Qeybta ku dhufo si aad u daawato muuqaalka