[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Idaacadda al furaqaan ayaa baahisay muuqaalka qeybtii labaad falal ugub ku ah alshabab .
idaacadda ayaa sii deysay muuqaal dad loo qeybiyey macaawino iyo lacago kaash ah waxaana sida la sheegay qeybiyey deeqdani hay,ad samafal oo alshababku leeyhiin hay,addaasi oo laagu yeero al-ixsaan
https://www.youtube.com/watch?v=fUWGKIyC9RQ
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]