Daawo: Askari Yahuudi Ah oo Ceeji Ku neefqabateeyey wiil falastiini ah oo leh “Laa ilaah ila laah”

Dadweyne xanaaqsan ayaa baraha bulshada ku faafiyey muuqaal argagax leh oo ku tusinaya wiil falastiini oo jirdil iyo ceeji kala kulmaya asakri yahuudi ah magaalada qudus.

muuqaalka la baahiyey ayaa askariga waxaa uu neefqabateynaa wiilka halka wiilkana uu ku dhawaaqaya ereyo ay ka mid yihiin “حسبي الله وأنت نعم الوكيل” iyo sidoo kale shahaadadeynka.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA