Daawo: Askarta Somaliland oo Dhalinyarada Timaha Dhaadheer Maqas Lala Dhax kacay

La Wadaag Asxaabtaada

Wasaaradda arimaha diinta iyo awqaafta ee Somaliland ayaa soo saartay go,aan ay ku mamnuuceyso timaha jeegada loo yaqaan oo ah in qofka uu dheereysto qeyb ka mid ah timahiisa qeybna uu gaabiyo.

dhacdadan oo ah mid ugub ku ah degaanada somaliland ayaa durbaba dhalisay dood badan waxaana lagu argay magaalada Hargeysa markii ugu horeysay ciidamada somaliland oo maqas la dhax kacaya dhalinyarada waxaana durbadiiba mashquul noqday goobaha timaha lagu gaabiyo.

Amarkan ayaa ku soo aadaya xilli dhawaan somaliland uu ka dhacay isbadal siyaasadeed ka dib markii Muuse biixi loo doortay Madaxweyne dhawaana uu soo dhisay wasiiradiisa.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada