Daawo: Cod Sir Ah Oo Laga Qabtay Trumpka Mareykanka.

-

Haweeney Ka tirsaneyd Shaqaalaha Aqalka Cad, oo lagu magacaabo Omarosa , ayaa faafisay sheeko taleefoon oo dhax martay iyada iyo Trump, waxaana muuqaalkani baahiyey  CNN-ka Mareykanka.

Xaqiiqonews.com-Muuqaalo.

Hadalka La baahiyey ayaa u muuqdo mid la soo jaray, hase ahaate qeybta lagu maqli karo muuqaalka ayaa waxa ay ku bilaabaneysaa Trump oo dhahaya  “Omarosa waxa aan ka arkay wararka iyada oo la leeyahay Omarosa waxa ay ka tageysaa shaqada, ee maxaa dhacay ?.

Omarosa  ayaa ku celisay “General Kelly.. General kelly aya ii yimid oo igu amray in aan shaqada iskaga tago.

Trump ayaa intaas ka dib la soo boodaya “Maya.. Cid sidaa ii sheegtay ma jirto”  Omarosa ayaase ku haareysa”Wow“.

Qeybta ugu dambeysa ee codkan la baahiyey ayaa waxaa ka muuqdo isku dhax yaaca ka jira Aqalka cad iyadoo Trump uu leeyahay “Dadka shaqada kaa eryey waxa ay qabteen howl weyn, hase ahaatee aniga waxba kalama socdo, arinkaana ma ogi”

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...