Saynisyahanada ayaa awood u helay in ay soo celiyaan codka nin ka tirsnaa faraacintii hore ninkaasi oo dhintay 3,000 oo sano ka hor, balse hadda ku jira Matxaf Ingiriiska ku yaalla.
Xaqiiqonews-Saynis
Meydkani matxafka yaalla ayaa la sheegay in uu dhintay isaga oo ku jira da’aadda afartameeyada.
Naxashyada lagu keydiyey ninkani lagu magacaabo Nissimon ayaa muujiyey in ninkani uu dhintay xill uu isku dayaayey in uu hadlo.
Saynisyahanada ayaa awooday oo kaliya in ay dib u soo celiyaan xarfo yar oo u dhawaaqaya “A” (ee),
Waa Markii ugu horeysay ee si guul leh awood loogu yeesho in cod laga soo saaro qof dhintay.