Daawo..Dagaalka Wadooyinka Ee Mareykanka

-

Mareykanka waxaa laga soo sheegay amni xumo darran,dhacdooyinka toogasho wadareedka ah ayaana noqday “maalinle” toogashoodii ugu dambeysayna waxa ay dhacday sabtida halkaasi oo toogasho lagu dilay ilaa 3 qof gobolka Filadeelfiya.


XAQIIQO NEWS- MUUQAALO

Anmeerika waa dhulkii riyooyinka, weedhaasi waxa aheyd sax 20 sano ka hor hase ahaatee Ameerikada cusub ee maanta waxa caan ka noqday cunsiyradda iyo daroogada waxa ayna daraasaduhu sheegayaan in 80 boqolkiiba dadka Mareykanka ay ku socdaan “daawooyin loo qoray”.

Intaasi waxaa dheer dagaalka wadooyinka oo noqday handaad dhab ah oo ay wajahayaan shacabka Mareykanka, halkani waa Mareykanka ma ahan Soomaaliya.

Wararka U Dambeeyey

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...

Muxuu Qirtay Muxuuse Inkiray Yaasiin Fareey

WARKA: Wareysi socday wax ka badan nus saac oo si bablik ah loo shaaciyey ayuu Yaasiin Fareey kaga hadlay...

RW Israa’iil Biniit Oo Yiri Waxaan Ku Dhownahay Burbur!

Ra'iisal wasaaraha Israa'iil Naftaali Biniit ayaa niyad xumo ka muujiyey mustaqbalka Yahuudda,waqti dalkaasi uu wajahaayo kala qeybsanaan baahsan oo...