Dhaqtarkan caruurta qaabilsan oo ku sugan Newyork ayaa keenay qaab caruurta loogu hoos galin karo in la duro lagana ilaaliyo ooyin.
XAQIIQO NEWS- MUUQAALO
Muuqaalka ayaa waxa aku jira canug magaciisa la dhaho Nuux oo 5 bil jir ah, canuga ayaana qoslaya xilli dhaqtarka uu u heesaayo.
Sidoo Kale Aqri..Canugaada Ha U Diidin in Uu Cago La’aan Socdo..Talo Caafimaad
Dhaqtarka ayaa qaab qarsoodi ah oo uusan cunuga dareemin ugu muday cirbadda, isagoo ku madadaalinaya hees.
Wixii Faafaahin Ka Daawo Muuqaalka Kore.
FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada