Dhaqtarad Kanadiyana ah ayaa ka umulisay haweeney iyada oo adeegsaneysa Lambarka gaaban ee 407, sheekada ayaana ka dhacday magaalada Toronto.
XAQIIQO NEWS- LAYAABKA DUNIDA
Dhaqtarka ayaa qadka taleefoonka tilmaamooyin ka siineysay haweeneyda xilli ay baabuur saarneyd
Haweeneyda ayaa mar kaliya dhaqtarka ku wargelisay in cunugga soo baxay, ninkii qabay haweeneyda ayaana baabuurka joojiyey , waxa uuna caawiyey xaaskiisa isaga oo qaadanaya talooyinka dhaqtarka.
Shirkadda ETR, oo ah shirkadda leh adeegga lambarka gaaban ayaa shahaado guddoonsiisay lamaanahan, waxa ayna bilaasha uga dhigtay isticmaalka adeegga muddo sanad ah.