Haweeneyda ra’iisal wasaaraha ka ah Iceland ayuu hagad ku yimid wareysigii ay bixineysay markii uu dhacay dhul gariir, xilli qaab toos ay tilifishinka ugu warameysa dhibaatooyinka Covid-19 uu dalkeeda ku sababay.
XAQIIQO NEWS- MUUQAALO.
Dhul gariis cabbirkiisu yahay 5.7 ayaa ku sababay in ay wareysiga kala goyso, ra’iisal wasaaraha Iceland Katrín Jakobsdóttir.
“Waan ka xumahay….dhul-gariir ayaa dhacay, guriga waa xooggan yahay ha walwalin” ayey tiri iyada u sii warrameysay wariyaha martida u ahaa.
FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada