Daawo Fadeexad: Dowladda Oo Dhufeyso Ka sameysaneysa Xaafadaha Muqdisho

La Wadaag Asxaabtaada

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhagxaan waxay ku xirtay qaar kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, gaar ahaan jidcadayaasha soo galaya laamiyada.

Tani waxaa cabasho ka muujiyey qaar kamid ah shacabka Muqdisho oo sheegay in xaafadaha qaar haddii ay xaalad degdeg ah ka dhacdo aysan gaadiidka geli karin.

Waxay tilmaameen in muhiim ay tahay in sidii ay u furnaayeen jidcadayaasha la xiray loo furo, haddii amni sugis ay tahayna dowladda ay la timaado qaab kale oo ammaanka wax looga qabto.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada