DAAWO FADEEXAD: xalflad lagu taageeraayey ra,isal wasaare kheyre oo ceeb ka dhacday#aqriso sababta

-

Xaflad ka dhaceysay london ingriiska oo lagu taageeraayey ra,iisal wasaare kheyre ayaa waxa ka dhacay buuq .
buuqa ayaa dhashay ka dib markii xafladda loo diiday in uu hadal ka jeediyo xafladda nin lagu magcaabo cabbdikariim miirig waxaana isla markiiba dhacay in ay kacdoon sameeyaan dad ku sugnaa hoolka xafladda.
odayka xafladda loo diiday ayaa caan ku ah xirashada marada buluuga ah ee calanka soomaaliya isagoo aad u jecel in uu ka soo muuqdo xafladaha.
Cabdikariim Mirig ayaa markii xafladda laga saarayey waxa uu isku dayey in khudbad jeediyo balse dadkii howlwadeenada xafladda ayaa arintaasi ku diiday taasi oo dhalisay buuq sababay in xaladda la istaajiyo saacado.
dadka qaar ayaa arintan ku micneeyey mid dabada ku haaysa qabiil
halka hoose ka daawo muuqaalka xafladda markii uu baaqa dhacayey

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...