Feysal cali waraabe oo caan ku ah hadalada meel ku dhaca ku ah siyaasiinta iyo dadka caanka ah marka uu wareysiga bixinaayo ayaa hadal cajiib ku sheegay mid ka mid ah wareysiyadiisa ugu yaabka badnaa !
feysal ayaa mar la weydiiyey su,aal aheyd waa maxay sababta aadan iskaga dhigin usha hangoolka ah ee aad marwalbo qaadato ayaa ku jabaabay”1995 kii ayaa ilaahey hangoolkan isoo dhiibay oo uu message whats appka iigu soo diray”
https://www.youtube.com/watch?v=8qEaPmTCQC0
DAAWO: feysal cali waraabe”ilaaheey ayaa message whats appka iigu soo diray#no comment
-
Facebook Notice for EU!
You need to login to view and post FB Comments!