Daawo..Filim Hollywood Ah Oo Laga Sameeyey Ciidankii Eriteriya Loo Qaaday!

-

Waxaa mar kale dib u soo cusboonaaday doodda ciidankii Soomaaliya ee Eriteriya loo qaaday, iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in ciidanku ay galeen dagaalkii Tigreey, halka Df-ka ay beenisay xiriir ka dhaxeeya dagaalka Itoobiya iyo ciidanka Soomaaliya.


XAQIIQO NEWS- MUUQAALO

Goor sii horreysay oo khamiistii ah waxaa magaalada Muqdisho iskugu soo baxay waalidiinta u badnaa haween kuwaasi oo dalbanaya in meel loogu sheego wiilashooda in muddo aysan warkooda maqlin.

Isku soo baxa ayaa yimid, ka dib warbixin ka soo baxday hay’adda QM, warbixintaasi oo xustay suurtagalnimada in ay jiraan ciidamo Soomaali ah oo qeyb ka ahaa dagaalkii Tigreey.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cismaan Dubbe oo ka jawaabay hadalka ka soo yeeray waalidiinta ayaa beeniyey in ciidamo Soomaali ah ay ka dagaalameen Tigreey.

Sidoo kale Aqri: Saddex Sir Qarsoodi Ah Oo Aadan Ka Ogeyn Ciidanka Gaarka ah Ee Haramacad

Dhankooda maamulka Puntland ayaa baahiyey muuqaalka dhalinyarro ay ku sheegeen in ay yihiin qeyb ka mid ah ciidankii Eriteriya tababarka loogu qaaday kuwaasi oo soo baxsday.

Muuqaalka Puntland waxaa ka soo muuqanaya nin isticmaalaya labo magac oo kala duwan, taasi oo dadku ku abuurtay shaki ku aadan shax ahaanshaha sheekashada.

Marka Filimka Flop Kaa Noqdo 🤣 Waxaa Dhinaceeyga Fadhiya Wiilashii Kasoo Fakaday Ereteria Mid Ka Mid ah. Magacaa Walaal: Saciid Cabdullahi Magaceygu Waa: Zakariye Bile Hassan 🤣 Tanoo Kale Gaalada Waxeey Dhahaan ‘Unbelievable”

Posted by Mohamed Ashkir on Thursday, 10 June 2021

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...