Daawo.. Hotelkii Ugu Horeeyey Oo Hawada Dhawaan Laga Furaayo!

-

Shirkadda “Orbital Assembly Corporation” ayaa go’aansatay in hawada ka sameyso hotelkii ugu horeeyey kaasi oo albaabada loo furi doono sanadka 2027.


XAQIIQO NEWS- SAYNIS

Waxaa la baahiyey muuqaalka iyo sawirada hoteelka kaasi oo leh dhaxroor dhan 200 mitir kaasi oo ku wareeganaya dhulka 90-kii daqiiqaba, si loo dhaliyo cuf isjiid gacan ku sameys ah, kaasi oo la mid ah cuf isjiidka dayaxa.

Waxaa la qorsheynayaa in hoteelka la diyaariyo maqaayado, hoolal iyo meelo musikada lagu ciyaaro iyo xitaa balagoono dhulka laga soo eegi karo.

Ilo laga soo xigtay shirkadda dhismaha wadata ayaa sheegay in shirkadda sameyneyso Dal ku joog hoteelkaasi lagu joogi karo, laakin ma aysan shaacinin qarashka kaga baxaayo dhismaha iyo qarashka ku baxaaya qofka habeen halkaasi ku qaata.

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...