Daawo..Ibliiska Sacuudiga Iyo Bilowga Ramadaanka

-

Ninkani oo baraha bulshada looga yaqaan “ibliiska sacuudiga” ayaa markale muuqaal ka soo muuqday, laakin markani waxa uu la soo baxay gar dheer oo aan looga baran iyo make up l’aan.


XAQIIQONEWS-Wararka Dibadda

Ninkani ayaa sidii caadadiisa aheyd waxa uu daafacay Ibliis waxa uuna diiday in ibliiska uu yahay mid diinta xumeeya, isagoo soo aqriyey ayaado qur’aan ah.

Waxa uu sheegay in uusan jecleyn in uu ku kaftamo ama uu ku jeesjeeso diinta, taasi oo horay loogu eedeyeey.

Ninkani ayaa teerayaashiisa ka codsaday in ay faraha kala baxaana diintiisa isagoo sheegay in diinta ay ka dhaxeysa isaga iyo ilaahiisa.

Sidoo Kale Aqri..Ibliis Naagtiisa Magaceed..Arag Jawaabta Shiikha!

Ninkani dhalinyarada oo magaciisa rasmiga ah lagu sheegay Faisal ayaa dhowr jeer ka soo muuqday muuqaalo lagu baahiyey baraha bulshada isaga oo difaacaya Sheydaan, waxaase inta badan lagu eedeeyaa in diinta uu ka dhigtay kaftan iyo caanimo raadis.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...