Daawo..Iiraan Oo Gantaal Cirka U Dirtay..Muxuu Qabanayaa?

-

Iiraan ayaa awood u yeelatay in ay si guul leh ay hawada ugu dirto gantaalka “Simorgh” kaasi oo loogu tala galay in dayax gacmeedyada uu hawada u xambaara.


XAQIIQO NEWS- XIDDIGISKA

Wasaaradda difaaca Iiraan ayaa khamiistii sheegtay in gantaalka uu hawada u xambaaray seddex markab xidigeed kuwaasi oo loogu tala galay cilmi baaris.

Wasaaradda difaaca waxa kale oo ay xustay in gantaalka uu kor u kacay joog dhan 470 km, iyaga oo sidoo kale tilmaamay in gantaalka uu ku socday xawaare dhan 7350 mitir/ilbiriqsigii.

Wadamada reer Galbeedka ayaa walaac ka muujiyey gantaalka cusub ee Iiraan hawada u dirtay xilli ay socdan wadahalada Nukliyeerka ee Fiyeena uga socda Iiraan iyo reer Galbeedka.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...