Daawo..Kiiskii Ikraan Oo Xasan Shiikh Loo Gudbiyey Iyo Ugaaska Oo Hadlay

-

Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi oo jeediyey hadalkiisii ugu horeeyey tan iyo markii isbadalka dhacay ayaa Xasan Shiikh u diray hambalyo iyo dalab isku jira.


XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA

Ogaaska beelaha Gaaljecel ogaas Cabdiraxmaan ogaas Cabdullaahi ayaa Xasan Shiikh ugu hambalyeeyey ku soo labaashada kursiga madaxweynaha.

Ugaaska ayaa madaxweyne Xasan Shiikh ku booriyey in uu la yimaado waxqabad muuqdo oo ay ugu horeyso cadaaladda. isaga oo tilmaamay in 5-tii sano ee la soo dhaafay la dilay ilaa 4 jeneraal iyo 2 korneel oo beeshiisa ah.

Ugaaska ayaa madaxweynaha xasuusiyey kiisaskii Ikraan iyo Aamina isaga oo sheegay in bisha Juun ee soo socota ay noqoneyso sanad dhammeystiran oo ka soo wareegay kiiska Ikraan Tahliil

Muuqaalka Hoose Ka Daawo Faafaahinta

Ugaas C/raxmaan Ugaas C/laahi, “Madaxweyne waxaan rabnaa in aan cadaalad u helno Ikraan iyo Xildhibaan Aamino .”

Ugaas C/raxmaan Ugaas C/laahi, “Madaxweyne waxaan rabnaa in aan cadaalad u helno Ikraan iyo Xildhibaan Aamino .”

Posted by Universal Somali TV on Thursday, 26 May 2022

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...