Muuqaalkani ayaa ku tusinaya ri’ ari cad ah oo ka soo dageysa geed timireed qaab “aan caqli gal aheyn”.
Xaqiiqonews-Muuqaal/Saynis
Dadka qaar ayaa muuqalkani uga hadlay qaab jees jees ah iyaga oo yiri “aaway xeerkii cuf-isjiidka dhulka ee uu lahaa Newton”.
Kuwa kale ayaa sirta muuqaalkani ku tilmaamay in ay tahay qaabka kaamirada loo qaaday oo ay ku sheegeen in ay tahay qaab xirfadeysan.
Sidoo Kale AqriIsac Newton waa Uu Khaldamay..Saynisyahano Arin Cusub Soo Ogaaday
Ari cadka ayaa ka mid ah xaywaanaadka sida cajiib ah “u luga saarta geedaha”