Daawo..Maxbuus Xabsiga Kaga Baxsanaya Qaabka Aflaamta Hollywood-ka

-

Eedeysane magaciisa lagu sheegay Nicholas Garrison ayaa ka baxsaday hoolka maxakamaddan oo Mareykanka ku taal, ka dib markii la xakumay isaga oo lagu eedeeyey “maandooriyaasha”.


XAQIIQO NEWS- MUUQAALO

Kaamirooyinka basaasta ah, ayaa duubay muuqaal xilli eedeysanaha ka baxsanaayey hoolka maxakmadda oo ku taalla gobolka Highland, oo ka tirsan maamul goboleedka Ohio ee Mareykanka, waa arinta ka naxsatay saraakiisha booliska oo isku dayey in ay daba ordaan.

Sidoo Kale Aqri..Daawo..Gabar Yar Oo Aabitey Ku Daba Xiran..Ilbiriqsiyo Naxdin Leh

https://www.youtube.com/watch?time_continue=24&v=1OT6kxDX3NU&feature=emb_logo

Webseetka “Local 12” waxa uu ku waramayaa in Garrison oo 34 jir ah uu ilaa hadda yahay baxsad ka gadaal markii uu hoolka ka baxsaday maalintii talaadada ee la soo dhaafay.

Wararka ayaa sheegaya in maxakmadda ay Garrison ku xakuntay xabsi sanad ah, iyo ganaax gaaray 2500 oo doolarka Mareykanka ah, ka dib markii maxakmadda ay ku eedeysay in uu heystay daroogada aadka u xun ee Methamphetamine

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...