Daawo..Minneapolis Oo Isku Badashay Goob Dagaal

-

“Meel kasta oo ay nala gasho xaaladda waan soo afjareynaa, marka uu boob bilowdana waxaa bilaaban doono rasaas” , hadalkaasi kama soo yeerin hogaamiye macaawisley ah, waa qoraal uu soo dhigay Madaxweynaha Mareykanka isaga oo ciidankiisa ku amraya in rasaas la dhacaan dibad baxayaal ka careysan dilka nin madow ah oo qaab fool xun loo dilay.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Waxa ka soconaya Minneapolis ma ahan oo kaliya magaalo gubaneysa, waxaa gubanaya Mareykanka oo dhan, waa Mareykanka oo ku burburaya gacmaha cunsiriyiinta.

Gudoomiyaha gobolka Minnesota ee looga taliyo magaalada Minneapolis, ayaa sheegay in “talo faraha ka baxday” isaga oo ka dalbaday dibad baxayaasha in ay si nabad galyo ah cabashadooda u muujiyaan.

dibad baxyada oo socda tan iyo habenkii arbacada, ayaa ugu dambeyn isku badalay rabashado, boob, dhac iyo burburin.

Wararka U Dambeeyey

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...

Muxuu Qirtay Muxuuse Inkiray Yaasiin Fareey

WARKA: Wareysi socday wax ka badan nus saac oo si bablik ah loo shaaciyey ayuu Yaasiin Fareey kaga hadlay...

RW Israa’iil Biniit Oo Yiri Waxaan Ku Dhownahay Burbur!

Ra'iisal wasaaraha Israa'iil Naftaali Biniit ayaa niyad xumo ka muujiyey mustaqbalka Yahuudda,waqti dalkaasi uu wajahaayo kala qeybsanaan baahsan oo...