Hadii aan la arkin laheen muuqaalka wixii qabsaday duuliye mareekan ah todobaad ka hor inta uusan dhamaan dagaalkii kuweyt iyo ciraaq ma jirto cid war ka aamini laheyd Duuliye ka tirsanaa ciidmada mariineeska mareeknaka.
waxa aheyd 21-feb-1991 markii mucjiso ay kadhax dhacday gudaha diyaaradda USS Eisenhower.
Askaarigan Oo da, ahaan xilligaasi ahaa 21 sano jir ayaa muuqaalka waxaa lagu argayaa isaga oo ag taagan diyaarad dagaal oo mareekanka leeyahay isla waqtigaasba waxaa la argayaa askariga oo diyaaradda matoorkeeda uu dafay gudahana diyaaradda u galay ka dib markii diyaaradda ay soo tufday meydka saaxibkiis john Bridget balse arinta cajiibka ah wax ay tahay askarigan majiro wax dhaawac ah oo soo gaaray xilli diyaaradda matoorkeeda uu ka soo dhax baxay sida tin laga soo saaray cajiin.
Halka hooose ka daawo muuqaalka
DAAWO MUCJISO:Wixii Helay Duuliye Mareekan ah Intii Lagu guda Jiray Dagaalkii Kuweyt iyo CIraaq
-