Daawo Muuqaal: feysal Cali Waraabe oo sheegay in la Badalaayo Magaca Somaliland#sabab

-

Kadib Heshiis aan caadi aheyn oo ay Khaatumo State ugu biirtay Somaliland ayuu Faysal Cali Waraabe sheegay in haatan laga baxay xantii aheyd Somaliland dowlad ma noqon karto sababtoo ah waa Hal Qabil.

Waxaa uu sheegay in heshiiska ay la galeen Khaatumo uu yahay mid mudo dheer socday isla markaana ay ku faraxsan yihiin in lagu guuleystay.

Sidoo kale, waxaa uu sheegay in la badali doono magaca Somaliland si meesha looga saaro in la isku qaldo iyaga iyo Soomaaliya

Dhanka kale, Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay in Khaatumo ay ubaahan tahay xaquuq deegaan ayna ku faraxsan yihiin iney Somaliland kamid noqdaan.
https://www.youtube.com/watch?v=D7gcKVCnCa4

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...