Daawo Muuqaal: Gabar Puntland ah Oo Xubinteeda Taranka Xabad Loogu dhiftay(Sababta AQriso)

La Wadaag Asxaabtaada

Ciidamada Booliiska Puntland ayaa gacanta ku dhigay askari ka tirsanaa ciidamada puntland oo isku dayay inuu kufsado gabar lagu magacaabo Faa’iso Cabdi oo 16 jir ahayd ayna iska barteen baraha bulshada markii ay ugu tagtay magaalada Boosaaso oo uu ku sugnaa.

Askarigan ayaa isku daay inuu kufsado gabadha waxaana markii ay diiday u rasaas uga dhuftay xubinta taranka oo dhawac halis ah uu gaarsiiyay. Ninkan oo magaciisa lagu sheegay C/qaadir Warsame Ahmed (Sanka) ayaa falkan ku kacay 27 October 2017.

gabadhan ayaa hadda waxaa lagu dabiibayaa Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho waxaana aabaheed uu la hadlay saxaafadda isagoo ka sheegeyey dhacadada xanuunka badan.

halkan hoose ka daawo muuqaalka

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada