DAAWO MUUQAAL: Hogaamiyihii Hore ee xisbul Islaam OO soo Duubay Canajalada Muuqaal

La Wadaag Asxaabtaada

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Kalimad muuqaal ah oo soconeysa in ka badan hal saac oo lagu baahiyey baraha bulshada ayaa waxa ka soo muuqanaya xasan daahir aweys hogaamiyihii hore ee xisbul islaam hadana ku jira xabsi guri waxaana sheikh xasan uu kaga hadlayaa arimo dowr ah
Wadaadka ayaa waxaa uu ka shifay waxa uu ka yaqaano urur diimeedka cusub ee Asacaadu-diin bil-Xaq oo dhawaan looga dhawaqay gudaha iyo dibadda Soomaaliya.
Waxaa uu si dheer uga hadlay madaxda ururkaas oo ay saaxiibo ahaayen iyo waxyaabiha ay aamisan yihiin oo ah sida uu isaga ku tilmaamay kuwa dinta islaamka ka fog.
Muuqaalka Xasan Daahir Aweys oo umuuqday mid aanan wax dhib ah ku qabin xabsiga uu ku jiro ayaa sidoo kale waxaa uu kaga hadlay waxa uuu gu yeeray halista kooxda al-saadicuun bil xaq.
Sidoo kale waxaa uu ka hadlay xaaladda Soomaaliya iyo isbadalada jira iyo hadii uu ku faraxsan yahay xaaladda uu ku sugan yahay.

dad badan ayaa shaki galiyey in muuqaalkani uu ahaa mid sheikha isaga doortay madaama uu yahay maxbuus waxaana laga yaabaa in dowlada ay filimkani u isticmaaleyso qaab Barobogaando ah.

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada