Trump ayaa qudus u aqoonsaday caasimada yahuuda waxa uuna arinkani ku tilmaamay talaabo watigeeda ka soo dib dhacday isagoo sheegay in qudus ay noqon doonto caasimada dowlada isra’il.
Halkan hoose ka daawo Muuqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=_2RO_ia6tmA