DAAWO MUUQAAL: Ka Oohiyey Dadkii daawaday oo Dhan(muuqaal qiiro ku gelinaya)

La Wadaag Asxaabtaada

Dadka ku wada xariira baraha bulshada ayaa dib u faafiyey muuqaal oohin leh oo ku saabsan sheekada haweeney reer falsttiin ah laakin ku dhalatay Beyruut lebnaan 1959-kii.

sheekada Kancan(haweeneyda falstiiniyadda ah) ayaa ah mid xanuun iyo faraxba wadata waxa ayna ku bilaabatay sida tan:

Kancaan waxa ay aheyd gabyaa waxa ayna ka soo muuqan jirtay shaashadaha Tv-yada carabta iyadoo caan ku aheyd gabayeeda ay ku taageerto xornimada falstiin balse arinta murugada leh ayaa waxa ay aheyd markii uu dhacay xasuuqii Sabra iyo Shatila ee ka dhacay lebnaan iyadoo halkaasi ku weysay 54-qof oo qoyskeeda ah waxa ayna u barakacday tuunis halkaasi ayey nin ku guursatay kuna nooleed muddoo 15 sano ah.

Kancaa waxa ay aaminsaneed in qoyskeeda dhan ay dhinteen balse ma aysan ogeyn in gabdheeda yar ee lagu magcaabo Meymuuna ay ka badbaaday xasuuqa gabadhuna ma ogeyn in hoyadeed ay ka badbaaday waxaana gabadha oo sideed sano jir aheyd kafaala qaaday oo goriyey mid ka mid ahaa deriskii.

Kancaa oo aheyd gabyaa ayaa ka soo muuqatay Tv iyadoo tirineysa gabayadii ay caanka ku aheyd ee ay ku taageeri jirtay falastiin balse ilaah ayaa markani arin qadaray, waxaa si kadis ah Kancaa Tv-ga kaga argay nin ay deris ahaayeen ka hor xasuuqii Sabra iyo Shatila waxuuna isku xasuustay wajigeeda iyo magaceeda isagoo gabadhii meymuun la wadaagay sheekadii waxa ayna meymuun la oysay farxad.

Waxaana arinta ka warhelay TV lagu magacaabo Abu-dubai Channel oo go,aansaday in uu kulansiiyo dadka kala irdhooway iyadoo kancaana aysan ka warqabin kulanka ayaa waxa uu u dhacay sid kadis ah

halka hoose ku daawo muuqaal aad u qiiro badan

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada