Daawo muuqaal Sheikh caan ah” ducadeenii waa la aqbalay farmaajo waa la doortay”

La Wadaag Asxaabtaada

Sheikh maxamed idiris oo ka mid ah wadaadada caanka ka ah baraha bulshada ayaa aad u muujiyey taageerada uu u haayo farmaajo.
tan iyo markii farmaajo la doortay waxaa uu sheikha ku caan baxay khudbadaha uu ku taageeraayo farmaajo isagoo farmaajo ku difaacay khudbado iyo muxaadaraad uu dad weyne fara badan ka horejeediyey
dad badan ayaana ku dhaliilay sheikha in uu ka badbadiyey taageerada farmaajo.

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada