Daawo Muuqaal Xildhiban Ibrahim Maxamed Dadow” Gaaljecel iyo Jajeele Ma dagaalami karaan”

La Wadaag Asxaabtaada

Wafdi ka gooban wasiiro iyo xildhibaano oo uu hogaaminaayo Xildhibaan ibraahim Maxamed dadaw aya shalay sooo gaaray magaalada baladweyne xarunta gobolka hiiraan.
Wadfdigan oo ka socday maamul goboleeedka Hirshabelle ayaa maagalada baladweyne u yimid sidii ay ugu qeyb qaadan lahaayeen dardar gelinta nabadeynta labada beelood ee walalaaha ah ee dhawaan ku dagaalamay baladweyne.
Xildhibaan ibrahim maxamed dadow oo ka mid ah wafdiga ayaa kulanka ka dib shir jaraa,id u qabtay saxaafadda waxaana uu ugu baaqay labada beelood in ay ilaaliyaan midnimada isagoo sheegay in xilligan wixii ka danbeeya qofkii lagu arga in uu sii hurinaayo colaadda in ay la xisaabtami doonaan.
Halka Hoose Ka Daawo Muuqaalka Shirka Jaraa,id oo dhameystiran

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada