Madaxweynaha Dowlada Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ka hadlay shirkii Madaxda Maamul Goabledyada iyo Dowlada dhexe ayaa shegay in muhiimada kulankaasi uu ahaa sidii xal waare looga gaari lahaa siyaasadaha kala qeybsan ee Dalka.
‘’ Waxa ku heshiinay inaan isku talaasulno inaan kawada shaqeyno sidaan meel ugu soo wada jeesan laheyn cirib tirka kooxda nabad diidka ee xasuuqaya shacabka waxa la osoctaan in musiibadan ay tahay mid soo jirtay ilaa waqti dheer waxa wada ognahay in musiibada 14-kii October ay tahay mid aan la ilaawi dooni, ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.
‘’ Dhawaan waxa bilaaban doono weerar ka dhan kooxda al.shabaab waana ku wada heshiinay, Madaxda Maamul Gobaledyada iyo Madaxda qaranka hadaan nahay wxaan dhalinyarada, haweenka iyo bulshada ineteeda kele ugu baaqaa iney nagu garab galaan dulaanka.”
https://www.youtube.com/watch?time_continue=2&v=8PhFAF3HBEk