Daawo Muuqaal+qoraal Somali Ku Tarjuman heesta”the Angary American” ee laga qaaday Shir Madaxeedka Wadamada Islaamka

La Wadaag Asxaabtaada

fanaanka caanka ah ee mareekanka u dhashay Toby keith ayaa soo bandhigay ban dhig faneed xanbaarsanaa siyaasad waxaana hoteel ku yaalla riyadhn uu ka qaaday heesta”mareekanka xanaaqsan(the angary American” oo u muuqatay hees hanjabaad ah oo dhinacyo badan taabaneyso.
halkan hoose ka aqriso heesta oo af-english ah
American girls and American guys
We’ll always stand up and salute
We’ll always recognize
When we see Old Glory flying
There’s a lot of men dead
So we can sleep in peace at night when we lay down our head
My daddy served in the army
Where he lost his right eye but he flew a flag out in our yard
Until the day that he died
He wanted my mother, my brother, my sister and me
To grow up and live happy
In the land of the free
Now this nation that I love has fallen under attack
A mighty sucker punch came flyin’ in from somewhere in the back
Soon as we could see clearly
Through our big black eye
Man, we lit up your world
Like the fourth of July
Hey Uncle Sam, put your name at the top of his list
And the Statue of Liberty started shakin’ her fist
And the eagle will fly man, it’s gonna be hell
When you hear mother freedom start ringin’ her bell
And it feels like the whole wide world is raining down on you
Brought to you courtesy of the red white and blue
Justice will be served and the battle will rage
This big dog will fight when you rattle his cage
And you’ll be sorry that you messed with
The U.S. of A.
‘Cause we’ll put a boot in your ass
It’s the American way
Hey uncle sam put your name at the top of his list
And the Statue of Liberty started shakin’ her fist
And the eagle will fly it’s gonna be hell
When you hear mother freedom start ringin’ her bell
And it feels like the whole wide world is raining down on you
Brought to you courtesy of the red white and blue
Oh oh of the red white and blue
Oh oh of my red white and blue

Qeybta hoose ka aqriso Heesta oo Af-soomaali lagugu tarjumay

Gabdhaha iyo wiilasha mareekanka ahow
Had iyo jeer Dhamaan waa taaganahay waana idin salaameynaa
Had iyo jeer Dhamaan waan idin aqoonsanahay
Marka aan aragno sharaftii hore oo biibeysa
(ogaada) waxaa jira rag badan oo darteed u soo dhintay
(xitaa) waxaan u hurudnaa si nabad ah marka aan madaxa dhulka dhigno
Aabahey waxaa uu ka soo shaqeeyey ciidanka
Wuxuu ku waayey ishiisa midig balse waxaa uu calanka ku ruxay banaanka(meel ka baxsan mareekanka)
Ilaa maalintii uu dhintay
Wuxuu la jeclaa hooyadey,walalkey ,walaashey iyo anigaba
In aan weynaano oo aan ku noolaano faraxad
Dhulka xorriyadda(mareekanka)
Hadda dadkan aan jeclahay(dadka mareekanka)waxa ay wajahaayn weerar
Waxaa timid dhuuqmo adag oo biibeys Dhabarka danbe
Laakin si dhaqso ah waxaan u aragnaa si cad
(Annagoo ku aragno) isha weyn ee madow
Ninyow waxaan kuu ifinay dunida
Sida afartii bishii July
Adeer saamow magacaada dhig qeybta sare ee liiska
Waxaa uu bilaaby(sam) in uu gilgilo taalada hanashada xorriyadda
Galeyrkana wuu biibaya ninkana wuxuu ku socdaa naar
Markaa maqasho xorriyadda hooyada waxa ay bilowdaa in ay garaacdo beelkeeda
Waxaadna dareemeysaa in dunida oo dhan oo hoostaada roob ka ,dayo
Waxaan idiin soo jeedinayaa quruxda guduudka,buluuga iyo cadaanka(waa midibada calanka mareekanka)
Cadaalada wey adeegi doontaa dagaalkuna wuu soconayaa
Eeyga weyn wuu dagaalami marka aad ku weerarto xeradiisa
Waxa aad dhihi doontaa waan ka xumahay hadii aad ku ciyaarto U.S.A(mareekanka)
Sababtuna waxaan si hor dhac kugu soo saari doonaa Dameerka aad adiga leedahay
Waa wadada mareekanka.
Adeer saamow magacaada dhig qeybta sare ee liiska
Waxaa uu bilaaby(sam) in uu gilgilo taalada hanashada xorriyadda
Galeyrkana wuu biibaya ninkana wuxuu ku socdaa naar
Markaa maqasho xorriyadda hooyada waxa ay bilowdaa in ay garaacdo beelkeeda
Waxaadna dareemeysaa in dunida oo dhan oo hoostaada roob ka ,dayo
Waxaan idiin soo jeedinayaa quruxda guduudka,buluuga iyo cadaanka(waa midibada calanka mareekanka)
Alla alla alla guduud, buluuga iyo cadaanka
Alla alla alla guduud, buluuga iyo cadaanka

halkan hoose ka daawo muuqaalka heesta oo af-ingiriisi ah

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada