Daawo..Netanyahu Oo Ordaya Iyo Gantaal Soo Dhacaya!

-

Ila wareedyo isra’iil leedahay ayaa sheegay in laga dhawaajiyey Gambaleelka digniinta ka dib markii gantaalo lagu soo garaacay deegaanada Yahuudda.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda/Muuqaalo

goobjoogayaal ayaa sheegay in la maqlay dhawaaqa qaraxyo ka dib markii difaacyada “Koofiyadaha Birta” ee yahuudda ay ka hortageen Gantaalo Laga soo gamay marinka Ghaza.

Sarkaal u hadlay ciidanka Isra’iil ayaa sheegay in la maqlay “Gambaleelka digniinta magaalada Ashduud, haddana ay socdaan baaritaanada wixii dhcay.

Sidoo KAle aqri:Waa kuma Amos Gilead Safiirka ISra’ill ee Somaaliya U Fadhiisan Doono?

Muuqaal la baahiyey ayaa waxaa lagu arkay Netanyahu oo joojiyey hadalka islamarkaana gabbaad raadsanaya ka dib gantaalo lagu soo garaacay degmada Ashduud, warbaahinta Yahuudda ayaa sheegtay xilliga uu gantaalka soo dhacaayey in Netanyahu oo joogay goob xaflad ay ka dhaceysay.

https://www.youtube.com/watch?v=3yZSonyEkUU

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...