Daawo..Nin Sameeyey Jaajar Gacmeed Aan Noociisa Horay Loo Arag

-

Yuutuubar shiinees ah oo lagu magacaabo Handy Geng kaasi oo horay u soo bandhigay ikhtiraacyo badan ayaa dhawaan sameeyey jaarjarka ugu awood badan adduunka.


XAQIIQO NEWS- TIKNOOLAJI

Ninkani shiineyska ah kaasi oo waxqabadyadiisa ku soo bandhigga Yuutuubka ayaa sameeyey jaajar gacmed awood badan oo gaaraya  2,70,00,000mAh (milliamps per hour ) kaasi oo awood u leh in halkii mar uu jaarjareeyo 60 taleefoon, halka jaarjarada caadiga ah ay yihiin 20,000mAh.

Xilli shirkadaha Elektaroonikada waaweyn ay dagaal ugu jireen sidii ay sameyn lahaayeen jaajar gacmeedyo leh awood koronto oo sare ayuu Gengy waxa uu Yuutuubkiisa ku soo bandhigay shaqo gacmeed fudud isaga oo sameynaya jaajar gacmeedka ugu awoodda badan dunida.

Dadka aan aqoon, cabirka karontada ee (milliamps per hour) kaasi oo loo soo gaabiyo mAh, waxa uu u taagan yahay cabirka awoodda koronto ee keydsan waqti cayiman, taasi oo la macno ah beteriga ama jaarjarka leh mAh badan waxa ay ka noolal dheeryihiin kuwa kale.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...