Daawo: Qaabkii Loo dilay Askari Taraafiko ahaa Oo Shalay Lagu Dilay Xamar

La Wadaag Asxaabtaada

Dilkan o dhacay goor sii horreysay oo shalay ah ayaa waxaa sheegtay kooxda IS, faraceeda Soomaaliya.

Wakaaladda wararka Al-acmaaq ee taabacsan IS ayaa baahisay Sawirro  soo bandhigaya qaabkii loo doogtay askariga.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada