Daawo :Sawirka gabar Shan Sano jir Ah oo Naaso Waaweyn u soo baxeen(Qiso cusub)

-

Dover waa gabar dhalatay iyada oo caafimaad qabto balse todobaadyo ka dib dhalashadeeda jirkeeda waxa uu bilaabay in uu sameeyo koritaan saa,id ah waxeyna la dhibanaan jirtay Hurdo badan.

Dover ayaa jirkeeda waxaa uu bilaabay koritaan saa,id ah markii ay gaartay afar bilood, waxaadna u maleyneysaaa qof da, ah , markii ay gaartay da,da labo sano naasaheeda waxa ay bilaabeen koritaan xad ka bax ah waxaana batay jaceylka ay u heyso ragga.

Sanado dheer oo lagu sameeyey baaritaano aan wax natiijo ah laga helin ka dib ayaa waxaa Dover laga helay cudurka loo yaqaan “Adison’s disease” oo ah waqti Dover ay jirtay da,da 4 sano.

Adison waa cudur naadir ah oo ku dhaca qanjidhada adrenal, kaas oo baab,biya qanjirada Cortisol iyo aldosterone,

inkastoo cudurkani uu yahay mid ku badan dadka ka weyn da,da 30 sano balse waxaa marar dhif ah lagu arkaa caruurta isagoo sababo qaangaarnimo waqtigeeda ka soo hormurato.

Dover sidoo kale waxaa heysto cilladda welwelka iyo autism oo ah laba calaamadood oo caan uu ku yahay cudurka Addison.
Dover hooyadeed oo ah hooyo heysato labo caruur ah oo kale ayaa sameysay Page loogu magac daray “GoFundMe” si tabarucaad loogu aruuriyo Dovwer si loo sameeyo qaliimo hormone badal ah kuwaasi oo ku kacaya lacago qaali ah.

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...