Daawo Sawirka Sijaayad Lagu Argay Mucjiso Waxaa ku dugan Jiray Haweeney Dhimatay

La Wadaag Asxaabtaada

Qaar ka mid ah Dadka ku wada xariira baraha bulshada ayaa baahiyey Sawirka Sijaayada Sali ah oo ay ku dugan jirtay haweeney dhimatay goordhaw oo sacuudiyaan ahayed.

Sida Ka muuqata Siyaajadda Lagu faafiyey Baraha bulshada Waxaa baaba,ay midibkii sijaayadda taasi oo ay ugu wacantahay Sujuuda badan ee lagu sajuudi jiray iyadoo uu soo jiitay sawirka dareenka dadka isticmaala Baraha Bulshada waxayna ilaah ugu baryeen in uu u naxariisto, salaadeedii badneedna uu ilaah ugu kordhiyo miisaanka xasanaadkeeda.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada