Daawo Sawirradii Ugu Cajiib badnaa Iskuna Day In aad Fahanto Macnaha…

La Wadaag Asxaabtaada

Waxaa la yiraahdaa sawirka waa uu ka saameyn badanyahay 1,000 erey oo hadal ah waxaase laga yaabaa in marka aad sawir daawato aad qosol la ilmeyso iyadoo aysan jirinba cid kula hadashay ama mar marka qaarkood sawirada qaar ay kugu reebeen xasuus mar walbo aad soo kocoto waa sidaasoo mar marna sawirrada aad daawataaba ayaa kugu reebo murugo xanuun leh .
Sida badanaa dhacda waxaa laga yaabaa in aad daawato sawir isla markaana adigoo madaxa ruxaya aad sii dhaafiso si aad u hesho kuwa ka sii cajiib badan kaas.
Halkan hoose ka daawo qaar ka mid sawirro cajiib ah waxaadna isku daydaa in aad ka fikirto sawir walbo macnaha saxda ah ee ku duugan.

WAallace Shawn




FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada